Muqtaar Roobow oo Sheegay in Noloshiisa halis galiyeen Ciidamo laga keenay Galmudug

Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo markii ugu horeesay wareysi bixiyay tan iyo markii dhamaadka sanadkii 2018-kii laga soo xiray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay marxalado badan oo noloshiisa lasoo daristay iyo xaalka uu hada ku sugan yahay. Wareysi uu Abuu Mansuur siiyay idaacada VOA ayuu ku sheegay in uu u afduuban yahay shaqsiyaad … Continue reading Muqtaar Roobow oo Sheegay in Noloshiisa halis galiyeen Ciidamo laga keenay Galmudug